U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 29-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Mareykanka & Dowladda Somaliya ayaa si wadajir ah uga hadley duqeyn laga fuliyey Gobolka Baay.

Amarka Dowladda dhexe ee ay ku hakisay safarrada gudaha Dalka, si loo yareeyo halista Cudurka CORONA VIRUS oo maanta dhaqan geli doona.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Somaliya ayaa kulan la-qaadatay guddiga arrimaha bulshada ee golaha Shacabka.

Barakacyaasha ku nool duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay xogta ay ka hayaan Caabuqa COVID oo Dowladda Somaliya sheegtay in saddex kiis laga helay gudaha Dalka.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Jacfar Maxamed

Goobjoog News