U bood dhigaalka

Dhageyso: Xaaladda Amni Ee Deegaannada Jubbaland Oo Wax Badan Laga Bedalay

Sheeko:Amniga

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in bishan aynu ku guda jirno ee November ay wax badan ka bedali doonaa xaaladda amni ee deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo.

Jeneraal Mahdi C/salaan oo ah la-taiyaha dhanka ammaanka ee madaxweynaha Jubbaland ayaa warbaahinta u sheegay in shirkii amniga Jubbaland ee ka dhacay Kismaayo la isku raacay in la dar-dargeliyo dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab.

Waxa uu sheegay in la doonayo markaan in la kordhiyo meelaha lagula dagaallamayo Al-shabaab, islamarkaana laga wada shiray dib u dhacii howlgalladooda ku yimid bishii October.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News