U bood dhigaalka

Dhageyso: Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar “Waxaa La Dhinac Maray Habraaca Xeer Hoosaadka BFS”

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo kamid ah gollaha shacabka xildhibaannadii maanta kulanka ka hadlay ayaa soo jeediyay dhaliil ah in la hareermaray  habraacii xeer hoosaadka.

“Waxaa muuqata in la hareermaray oo la dhinac maray habraacii xeer hoosaadka baarlamaanka federaalka Soomaaliya” ayuu yiri Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

Waxaa uu sheegay in qaladaadka jira la saxo si loo hagaajiyo shaqada gollaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News