U bood dhigaalka

Dhageyso: Xildhibaan  Faarax “Xiriir Ka Dhaxeeya Gollayaasha sharciga…..”|

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo fadhiga maanta ka hadlay ayaa ku dhaliilay guddoonka gollaha shacabka in wax badan la isdabamariyay oo nidaamku siduu ahaa aan loo wajahin.

Wasiirkii hore ee dastuurka Soomaaliya mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa carrabka ku dhuftay in muhiim ay tahay

“Waxaa u baahannahay in la helo xiriir ka dhaxeeya gollayaasha maamullada iyo gollaha shacabka” ayuu yiri xildhibaan Faarax Cabdulqaadir.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

 

Goobjoog News