U bood dhigaalka

Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Soomaaliland Oo Baaq Nabadeed Diray

Sheeko:Amniga

Xildhibaan wali Axmed Xaawo oo ka tirsan golaha wakiilda maamulka Soomaaliland islamarkaanka wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu baaq nabadeed ka diray colaadda ka soo dhex cusboonaantay Soomaaliland iyo Puntland.

Xildhibaanka ayaa tilmaamay in wax laga xumaado ay tahay dagaala iminka soo cusboonaaday, isaga oo sheegay in aysan jirin wax labada dhinac ay kala riixanayaan oo dhexyaala.

Sidoo kale xildhibaan Wali Xaawo ayaa ku baaqay in aan la iska hor keenin dadka walaalaha ah ee isla dega islamarkaana aan maalin walba sidi xoolihii la soo sheegin dhimasho aad u fara badan.

Halkan ka dhageyso wareysiga Xildhibaanka

Goobjoog News