U bood dhigaalka

Dhageyso:Waxgaradka Kasoo Jeeda Dhulka Soomaali Galbeed Ayaa Sheegay In Horumarka Gobolkaasi Ku Xiranyahay Midnimada Soomaalida Halkaasi Deggan

Sheeko:Dalka

Nabadoon Bedel Jaamac Xirsi oo ka mid ah waxgaradka degaanka DDSI ayaa u sheegay Goobjoog News in ay jirto kala fogaanshiyo Soomaalida ku nool gobolka Soomaali galbeed, balse haddii ay midoobaan ay suurtagal tahay  in awood dheeraad ah lasoo bixi karaan.

Waxaa uu tilmaamay in haddii dadka Soomaalida ah oo degan deegaanka ay Midoobaan ay heli doonaan awood iyo horumar ballaaran.

Haddaba halka ka dhageyso Wareysiga nabadoonka.

 

 

 

 

 

 

 

Goobjoog News