U bood dhigaalka

Dhakhaatiirta Aan Xuduudda Laheyn Oo Cambaareyay Duqeynta Mareykanka Ee Isbitaalka Qandahaar

Sheeko:Dalka

Ururka ayaa ku dhaleeceeyay duqeyn ay Mareykanka ka geysteen Isbitaal ku yaallo magaalada Qandahaar, duqeynta oo socotay ilaa 30 daqiiqo ayaa loo geystay Isbitaal ay gacnta ku hayaan hay’adda Dhakhaatiirka aan xuduudda laheyn

Isbitaalka la duqeeyay waxaa jiifay ilaa 100 bukaan, duqeynta waxaa ku dhintay 9 qof, waxaana ku dhaawacmay ilaa 37 qof oo ay ku jiraan 19 qof

Dagaal ayaa ka socda magaalada Qandahaar tan iyo markii ay gacanta ku dhigeen isniintii,

Hay’adda MSF, ayaa sheegtay in ay aad uga naxeen weerarka iyo dilka bukaanada isbtaalkeeda yiilay iyo shaqaalaheeda.

Goobjoog News