U bood dhigaalka

Dhimashada Qaraxii Ex-control oo Gaartay 88 Qof

Sheeko:Dalka

Guddiga gurmadka ayaa sheegay in 24 qof oo la’aa ay heleen 12 qof, 5 dhimatay hal dhaawac ah iyo 6 qof oo bedqaba.

Isla guddiga ayaa goor sii horeysay sheegay in dhimashada ay gaartay 83 qof.

Wararka ayaa sheegaya in Sidoo kale dhaawa uu hadda ku dhowyahay 200 oo qof.

Qaraxa Ex-control waxaa uu noqonayaa midkii 3-aad ee ugu khasaaraha badnaa ee abid ka dhaco Soomaaliya.

Goobjoog News