U bood dhigaalka

Dibad-Baxayaal Dalbaday In Ay Is Casisho Madaxweyne Park

Sheeko:Caalamka

Dibad-Baxayaal ilaa 12,000 gaaraya ayaa ku dibad baxay madaxweynaha Koofurta Kuuriya Park sida ay sheegtay wakaaladda wararka Yonhap news agency.
Madaxweynaha Koofurta Kuuriya ayaa lagu eedeeyay in Dukumenti muhiim ah ay u gudbiyay qof saxiibkiis ah, Choi Soon-sil, dowladda kama heyso wax xil ah.
Park Geun-hye ayaa jimcihii waxaa ay xilka ka qaaday 10 ka mid ah xogheyeyaashiisa.

Goobjoog News