U bood dhigaalka

Dibadbax Lagu Taageerayo Ahlu Sunna oo Ka Dhacay Dhuusamareeb

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhow ka dhacay Dhuusamareeb dibadbax lagu taageerayo Ahlu Sunna kaas oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada.

Dubadbaxayaasha ayaa taageero u muujiyey madaxweynaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir  Cali Xasan waxaa kale oo ay eedeeyeen dowladda federaalka ah.

Afhayeen u hadlay kooxda oo lasoo xiriiray Goobjoog News, codsadana in magaciisa aan la xusin ayaa sheegay in beesha caalamka ay garowsatay tallaabooyinka Ahlu Suuna, kana codsatay in intaas aan la dhaafin iyaga oo balanqaaday in dowladda federaalka ah ay soo hor fariisin doonaan dowladda  oo dhinaca ah.

Wixii Soo kordha, la soco

Goobjoog News