U bood dhigaalka

Dil ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Sheeko:Amniga

Kooxo ku hubeysnaa Baslootado  ayaa goor dhow nin ganacsada ah ku dilay degmada Dharkenley ee gobalka Banaadir.

Dilka ayaa ka dhacay halka loo yaqaano Suuq Boocle, waxaana la sheegay in ninka la dilay uu wax ii bin jiray suuqa, waxaana uu ka mid ahaa  ganacsatada  iibsha Muuska,

Marxuumka lagu dilay degmada Dharkenley ayaa waxaa magaciisa lagu soo koobay Hilowle sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka, kooxii dilka geystay ayaa goobta iskaga baxsaday.

Ciidamada dowladda federaalka oo goobta soo gaaray ayaa bilaabay baaritaan lagu baadi goobayo kooxihii dilka geystay, lamaha sheegin cid wali loo qabtay dilkaasi.

Goobjoog News