U bood dhigaalka

Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyey Somaliland

Sheeko:Amniga

Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa jimcihii duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland.

Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha Sallaxley Ismaaciil Yuusuf Xuseen.

Duqeynta ayaa dhacday gelinkii dambe ee jimcaha

Sawiirada hoose waxaa ay muujinayaan haraadiga wixii qarxay: