U bood dhigaalka

Dolland Trump Oo Ku Eedeeyey Hillary Cilinton Inay Isticmaasho Daroogo.

Sheeko:Caalamka

Musharrxa xisbiga jamhuuriga ah ee dooroshooyinka Mareykanka ayaa ku eedeeyey Hillary Clinton iney isticmaasho waxyaabha maanka dooriya ama ay isticmasho daroogo ka hor inta aysan soogalin hoolka doodada .

HadalkaTrump ayaa yimid ka dib markii  eedeymo la xariira inuu horay ugalay jinsi  xadgudubyo faro badan taaso qeyb ka ha inay ladaayey cod uu horay uu duubay oo aan la ogaleen in lasiidaayo warkaan ayaan waxaa ugu eedeysay hillry killinton oo iyado masharrax u ah xisbiga dimuqaadiga ah .

Trump ayaa iska fogeeyay eedeemaa hory loogu soo jeediyey oo ku saabsaneed inuu xad gudub jinsi taasoo uu ku tilmaamay iney tahay hadal wax kama jiraan ah iyo tashwiish lagu furayo taageerayaasheeda.

Waxaa lagu wadaa arbacada soo socota in la qabto dood u dhaxeysa is arraga ugu danbeeya musharixiint.