U bood dhigaalka

Donald Trump: Soomaali Qaxooti Ah Oo Aan Loo Baahneen In Uu Dalka Joogo Ayaa Dadkeena Dhaawacay

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha La doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sida lagu yaqaano  tweeter-ka kula dagaalay Soomaalida gaar ahaa ninkii ardeyda dhaawacay isagoo sheegay in ay ISIS ay ka faa’ideysteen.

Donald Trump waxaa uu bartiisa Twetter-ka soo dhigay hadal lagu weeraray ardeygii Jaamacadda Ohio ku dhaawacay 11-ka ardey oo halkaas wax ku baranayey.

Maalin uun ka dib markii uu soo jeediyay in qofkii calanka Mareykanka guba uu sheegay in ay tahay in la xiro ama dhalashada lagala laabto ayaa waxaa uu sheegayaa in ardeygaas aaney markii horeba aheyn in uu joogo dalka Mareykanka

Twetter-ka Donald Trump:

s