U bood dhigaalka

Dood Cilmiyeed Looga Hadlayay Dhibaaooyinka Jinsiga Loo Geysto Dumarka Ayaa Lagu Qabtay Muqdisho

Sheeko:War

Dood Cilmiyeed looga hadlayay dhibaaooyinka jinsiga loo geysto dumarka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho,waxaan doodan ka qeyb galay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya,culumo,aqoonyahano,haween iyo dhalinyaro

Daawo Warbixin Ku Saabsan Dood Cilmiyeedka Oo Muqdisho ka dhacday

Goobjoog News