Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida ayaa maanta kula laabtay xasaanaddii xildhibaannimo 12 xildhibaan kuwaas oo maanta kulankii golaha muran ka dhex abuuray golaha.
Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu daro xilka qaadis lagu sameeyo madaxda ugu sarraysa doladda Deegaanka uu hoggaamiyo Mustafe Maxamed Cagjar.
Maxamed Axmed Layli
Axmed Aadan axmed
C Waali Axmed Faarax
Mahad Xasan Maxamed
Shaafi Cashiir
Nadiir Yuusuf Aadan
C risaaq C Laahi Belyi
Yuusuf culmi isaaq
Axmed xasan nuur
Yuusuf axmed xirsi
Nimcaan claahi xamare
C raxmaan curaagte.
Goobjoog News