U bood dhigaalka

Dowlada Kenya Oo Dib U Furtay Goobaha Cibaadada

Sheeko:Caalamka

Dowladda Kenya ayaa dib dib u furtay Masaajidda ,goobaha waxbarashada iyo ganacsiga ku dhawaad mudo afar ka dib,tani ayaa ku soo aadeysa xili aduunka uu kala xiray caabuqa coronavirus.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Masaajidda Dalka Kenya Oo La Furay

Goobjoog News