U bood dhigaalka

Dowladda Federaalka Ah ee Soomaaliya Oo Shaqo Joojin Ku Sameysay Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay goordhow waxaa ay shaqo joojin ku sameysay ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Haysom.

Arrintan ayaa timid 24 saac kadib markii ergeyga uu codsaday in Villa Somalia ay fasiraad ka bixiso arrintii ka dhacday Baydhabo.