U bood dhigaalka

Dowladda Federaalka Ah Oo Heshiis Kala Noqotay 17 Shirkad Soomaaliyeed

Sheeko:Dalka

Dowladda federaalka ah ayaa la sheegayaa in ay heshiiska uga baxay illaa 17 shirkad Soomaaliyeed, shirkadahan ayaa horay u qaban jiray adeegyada kala duwan ee dowladda u baahan tahay.

Shirkadahan badalkooda wasaaradda maaliyadda waxaa ay leedahay waa adeegyadaasi qaban doona Waaxda Canshuuraha Berriga ee Wasaaaradda Maaliyadda.

Hadaba, Akhriso, Liiska Shirkadaha Heshiiska lagala noqday:

1- .Shirkadda Visooyinka,

2-.Shirkadda Pasaporka,

3- Shirkadda Lesinada iyo Taargooyinka,

4- Shirkadda Tresmitralaha,

5- Shirkadda Gaadiidka Airporka,

6- Shirkadda Sameysa Shahaadooyinka

7-Shirkadda Notaayoyinka/Superlogoyinka,

8- Shirkadda Quality Controlka,

9-. Shirkadda PGM ee Dekadda

11- Shirkadda Scanka Dekadda,

12-Shirkadda Shatiyada kala duwan,

13- Shirkadda Sameyso Dhalashada iyo Kaarka Aqoonsiga.

14- Shirkadda Canshuuraha Guryaha,

15 Shirkadda Shidaalka siisa Ciidanka,

16 Shirkadda Raashinka iyo Cuntada siisa Police-ka,

17 – Shirkadda Shidaalka siiso Gobolka Banaadir.

Goobjoog News