U bood dhigaalka

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Berri La Dhameeystirayo Bisha Ramadan

Sheeko:Amniga

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aan dhulka Soomaaliya aanan laga arkin curashada Bisha shawaal.

Xukuumadda ayaa sheegtay in berro oo Arbaca ah la dhameystirayo bisha ramadan, khamiistana ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegay in berro la soomayo maalinta 30-naad ee Bisha Ramadan.