U bood dhigaalka

Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Guddiyadii Ay Magacaabeen Jubbaland iyo Puntland

Sheeko:Amniga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay gudiyadii doorashada ay xalay soo magacaabeen maamulad Jubbaland iyo Puntland, waxa ayna sheegtay in qaabka guddigan loo magacabay ay baal marsan tahay Heshiiskii arimaha doorashooyinka .

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan dowladda soogaarin qoraal rasmi ah oo lagu magacabay guddiyada heer dowlad gobaleed ee arimaha doorashooyinka maamulada Jubbaland iyo Puntland .

Qoraalka ka soo baxay wasaaradda Arimaha Gudaha dowladda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Xaftlska Waallrka 1-aad ee XFS iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka Iyo Dlb u heshilsffnta midkoona sooma gaarln qoraal ra.sml ah oo ku saabsan magacaabista Guddiyada Dowlad Goboleedyada Puntland Iyo Jubba andea ma mulaya Ooorashooylnka Heer Dowlad Gobo eed.”

Hoos Ka Akhriso Warka Ka Soo Baxay Dowladda Soomaaliya