U bood dhigaalka

Dr.Xasan “ Madaxweyne Farmaajo Sharaxaad Ka Bixi Is Dhaxgalka Geeska Africa ”

Sheeko:Caalamka

Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri ah ka siiyay is dhaxgalka shacuubka geeska Africa.

Halkan Ka Daawo Sharaxaad Uu Bixiyay Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur