U bood dhigaalka

Ehelada Wasiir Siraaji oo soo dhaweyay cadaaladda uu helay wiilkooda

Sheeko:Dalka

Qoyska allaah u naxariistee Wasiirkii hore ee howlaha guud Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji, ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu fuliyay eedeysanihii dilay wiilkooda.

Ehelada ayaa sheegay in ay Madaxweynaha iyo cid walba oo ka shaqeysay cadaalad u helidda wiilkooda ay kaga mahad celinayaan, in shan sano kadib uu cadaalad u helay Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji