Skip to content

WAR DEG-DEG AH: C/Weli Gaas oo ku guuleystay doorashada madaxtenimo ee Puntland

Wareegii sadexaad ee doorashada madaxtenimo ee Puntland ayaa waxaa ku guuleystay r/wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas.

C/weli Gaas ayaa helay 33-cod halka m/weyne Faroole uu isna helay 32-cod, waxaana xumaaday hal cod.
Waxaa durba deegaanada Puntland ka bilowday dabaadegga lagu soo dhaweynayo isbedelka, iyagoona magaalooyinka waaweyn ey dadku ka dabaaldegayaan.