Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo maanta ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho.

Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa la sheegay in uu ku qarxay bar koontarool oo ciidamada ammaanka ku baaraan gaadiidka.

Inta la xaqiijiyey waxaa halkaasi ku dhintey Shan qof, iyadoo tiro intaa ka badanna uu dhaawac soo gaaray, waxaana sidoo kale burburay gaadiid halkaasi yaallaym gaar ahaan kuwo ku jiray saf si baaritaan loo marsiiyo.

Laamaha amniga weli wax faah faahin ah kama aanay bixin qaraxan, waxaana weli xiran halka uu qaraxa ka dhacay oo ciidanka DFS ka wadaan baaritaan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

172 Comments

  1. Historically, a special savvy of the biology mechanics of erections qualified the discussion of ED to vacuum-chokepoint devices,
    medicine implants, intracavernosal injections, and intraurethral suppositories.4 Since its advent,
    the family of agents known as type-5 phosphodiesterase
    (PDE5) inhibitors has revolutionized the direction of ED.
    PDE5 inhibitors experience get the first-channel therapy for ED,
    as recommended by the American English Urological Connexion (AUA) and the European Association of Urogenital medicine http://lm360.us/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW