U bood dhigaalka

Faahfaahin Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Wanlaweyn

Sheeko:Dalka

ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose.

Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miinada lagu aaso dhullka, waxaa uuna ka dhacay Suuq lagu iibiyo qaadka oo lagu magacaabo Muuri.

ilo wareedyo ayaa Goobjoog News u sheegay in xilliga uu qaraxa dhacayey uu Suuqa ahaa mashquul taas oo keentay in ay dhintaan 1o qof oo rayid ah.

Goobjoog News