U bood dhigaalka

Faahfaahin Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Caad

Sheeko:Amniga

Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo dadka deegaanka ayaa saakay ka dhacay deegaanka Caad ee gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa aroornimadii saakay waxa uu ka dhacay deegaanka caad ee koonfurta gobolka Mudug oo qiyaas ahaan magaalada Camaara dhanka bari Kga beegan 40 km.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Alshabaab waxa uuna dagaalku yimid ka dib markii ay Alshabaab dadka deegaanka waydiisteen in ay bixiyaan caruur ka barbar dagaalanta

Inta laxaqiijiyey 17 qof ayaa ku geeriyootay dagaalka oo u badan dhinacyadii dagaalamayay

Xiisadda dagaalka ayaa weli taagan waxana jira gurmadyo labada dhinac kala gaaraya‎.

Goobjoog News