U bood dhigaalka

Farmaajo Iyo Xukuumaddii Kheyre oo Laga sugayo Xisaabxirka In Ka Badan $1 billion

Sheeko:Amniga

In kasta oo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaarihiisii Xasan Kheyre iyo wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ay shacabka Soomaaliyeed u sheegayeen isla xisaabtan, ladagaalanka musuqa iyo hufnaan hadana waxaa laga la’yahay soo gudbinta xisaabxirka in ka badan $1 billion oo ah miisaaniyaddii saddexdii sano ee la soo dhaafay  iyaga oo aan dib ugu soo celin baarlamaanka federaalka ah  ku tagalka qarash-gareyntii miisaaniyadda.

Daawo Farmaajo Kheyre, Oo Lagu Sugay Xisbaarxirka $1 billion

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/farmaajo-iyo-xukuumaddii-kheyre-oo-laga-sugayo-xisaabxirka-in-ka-badan-1-billion/?is_wppwa=true&wpappninja_cache=friendly

Goobjoog New