U bood dhigaalka

Farmaajo Oo Berri Raadinaya Taageerada Labada Labada Aqal Ee Baarlamaanka

Sheeko:Baarlamaanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi  Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu sabtida  Muqdisho kula hadlo kulan gaar ah oo ay isugu imaanayaan labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, sidaasi waxaa uu ku codsaday warqad uu u diray  Guddoonka labada Aqal.

Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in uu doonayo dagaal ka dhan ah Al-shabaab. waxaa sida muuqata uu markan soo raadiyay taageerada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah.

farta