Farmaajo Oo Berri Raadinaya Taageerada Labada Labada Aqal Ee Baarlamaanka
Sheeko:Baarlamaanka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu sabtida Muqdisho kula hadlo kulan gaar ah oo ay isugu imaanayaan labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, sidaasi waxaa uu ku codsaday warqad uu u diray Guddoonka labada Aqal.
Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in uu doonayo dagaal ka dhan ah Al-shabaab. waxaa sida muuqata uu markan soo raadiyay taageerada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah.