U bood dhigaalka

Faysal Cali Waraabe

Sheeko:Dalka

Faysal Cali Waraabe waxaa uu ka mid yahay tartamayaasha madaxweynimada maamulka Somaliland, si akhristayaasheenna wax uga bartaan murshaxiinta kala duwan, waxaan maanta ku bilaabeynaa  taariikhda Waraabe.

Faysal Waraabe, waxaa uu ku dhashay Hargeisa 1948, waxbarashadiisa waa dalka Ruushka,  waxaa uu shahaadad Civil engineering-ka ka qaatay dalka Ruushaka sanadkii 1973dii.

1997-2001:  Social Science  ayuu ka dhigtay  jaamacad ku talala Hilisinki dalka Filand.

Shaqada:

Wuxaa uu noqday agaasimihi qorshaynta wadaarada shaqada iyoa rrimaha bulshada, dowladda jamhuuriyadda Soomaaliya.  Wuxuu ahaa isuduwe gobol  ama Regional Director

2001-dii Waxaa uu asaasay xisbiga UCID  ee ka jira maamulka Somaliland.

2003: Tartan uu u galay madaxtinimada Somaliland, waxaa uu galay kaalinta saddexaad .

2010: Mar kale doorashadii madaxtooyada  ayuu u tartamay isaga oo galay kaalinta saddexaad galay.

2001: Wuxuu saasay urur loo yaqaano Somali Soceity Yurub

2001: Wuxuus aasay sidoo kale Somali social Idiomatic Part

2017: Waxaa uu markii 3aad u tartamayaa madaxweynimada Somaliland.

Wuxuu ku hadlaa luuqdaha Ingirisiga Soomaaliya Carabiga  Raashiyaanka ah iyo Finish-ka.

Goobjoog News