Faysal Cali Waraabe
Faysal Cali Waraabe waxaa uu ka mid yahay tartamayaasha madaxweynimada maamulka Somaliland, si akhristayaasheenna wax uga bartaan murshaxiinta kala duwan, waxaan maanta ku bilaabeynaa taariikhda Waraabe.
Faysal Waraabe, waxaa uu ku dhashay Hargeisa 1948, waxbarashadiisa waa dalka Ruushka, waxaa uu shahaadad Civil engineering-ka ka qaatay dalka Ruushaka sanadkii 1973dii.
1997-2001: Social Science ayuu ka dhigtay jaamacad ku talala Hilisinki dalka Filand.
Shaqada:
Wuxaa uu noqday agaasimihi qorshaynta wadaarada shaqada iyoa rrimaha bulshada, dowladda jamhuuriyadda Soomaaliya. Wuxuu ahaa isuduwe gobol ama Regional Director
2001-dii Waxaa uu asaasay xisbiga UCID ee ka jira maamulka Somaliland.
2003: Tartan uu u galay madaxtinimada Somaliland, waxaa uu galay kaalinta saddexaad .
2010: Mar kale doorashadii madaxtooyada ayuu u tartamay isaga oo galay kaalinta saddexaad galay.
2001: Wuxuu saasay urur loo yaqaano Somali Soceity Yurub
2001: Wuxuus aasay sidoo kale Somali social Idiomatic Part
2017: Waxaa uu markii 3aad u tartamayaa madaxweynimada Somaliland.
Wuxuu ku hadlaa luuqdaha Ingirisiga Soomaaliya Carabiga Raashiyaanka ah iyo Finish-ka.
Goobjoog News