U bood dhigaalka

FEIT: Xildhibaannada Hoolka Dhaarinta Ha Yimaadaan 14-ka April

Sheeko:Baarlamaanka
Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada munaasibadda dhaarinta xildhibaanada labada aqal, iyagoo ku wargeliyay xildhibaannada inay diyaar noqdaan maalinta khamiista ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 14-ka April.