Fursad Shaqo Astur Uniform factory: Booska Xisaabiye

Shirkada Astur Uniform factory oo ah shirkad sameeysa nuucyada kala duwan ee uniforms-yada sida uniform-ka ardayda, shaqaalaha caafimaadka, ciyaartooyda, shaqaalaha korontada, waardiyayaasha,  waxay baahineysaa fursad shaqo oo ah xisaabiye, masuuliyada shaqadaan ubaahan tahay waxa kamid ah:

  • In qofku uu galin karo computerka xog xisaabeedka si joogta ah-daily data entry
  • In qof ku uusameeyn karo journal entry
  • In uu sameeyo xisaab xir maalinle, bille iyo sanadle
  • In uu sameeyn karo warbixin xisaabeed (financial statements) si waafaqsan xeer xisaabeedka looyaqaan GAAP.
  • Inuu si waafi ah usharixi karo waydiimaha laxiriira xisaabaadka ee kaga imanaya dadka lashaqeeya iyo maamulayasha kasareeya.
  • In uu leeyahay awood uu kulashaqeeyn karo koox(team work)

Shuruudaha looga baahanyahay qofka codsanaya:

  • Waa inuu heystaa shahaada koobaad ee jaamacada ee cilmiga xisaabaadka(accounting)
  • Waa inuu aqoon fiican uleeyahay xisaabaadka kumbuyuuterka sida QuickBooks, Peachtree iwm.
  • Waa inuu leeyahay qibrad shaqo oo labo sano ah.
  • Waa inuu yahay qof diyaarin kara war bixin qoraleed.
  • Waa inuu yahay qof dumar ah.

Gudbinta Codsiga shaqo waxa uu ku eg yahay: April 31, 2019

Waxaad dukumentiyada iyo codsiga shaqo ku soo dir kartaa: astursales@gmail.com

Wixii faahfaahin ah  ASTUR UNIFORM FACTORY  kala soo xiriir 0619427887 ama 0619527887.

Mahadsanid.

Close
Goobjoog

FREE
VIEW