Fursad Shaqo Beco Electric Company: Electrical Engineers

Shirkadda korontada Beco waxay bulsha -waynta Soomaaliyeed la wadaageysaa inay qaadaneyso Engineero koronto (Electrical Engineers) una qaadaneyso qeybta qoronto qeybinta (Power Distribution System).

Sidaa darteed ciddii daneynaysa waxay codsiyadooda shaqo ku so hagaajin karaan xarunta dhexe ee shirkadda (Head Quarter) ama Email: hrm@beco.so.

Shuruudaha laga doonayo codsadaha .
1. Waa inuu haystaa ugu yaraan Bachelor Degree of Electrical Engineering
2. CV-Update ah
3. Copy of Certificate
4. Copy of Transcipt

Araaji qabashadu waxay ku egtahay 01/05/2019 Saacadda: 4:00 pm

NB: Xarunta dhexe ee shirkaddu waxay ku taal degmada Hodan, gaar ahaan agagaarka Ex-dugsi sare Benaadir.

Wixii faahfaahin ah shirkadda Beco qeynta shaqaalaha kala soo xiriir 0615623321.

Mahadsanid.

Close
Goobjoog

FREE
VIEW