U bood dhigaalka

Gaalkacyo Oo Lagu Dilay Xisaabiyihii guud Ee Dowladda Hoose

Sheeko:Dalka

Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku dilay xisaabiyihii guud ee dowladda Hoose ee degamada Gaalkacyo, xisaabiyaha ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Deeq Maxamed Cali.

Kooxaha dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta, waxayna ciidamada ammaanka ay sameeyeen baaritaanno lagu baadi goobayo cidda geysatay dilka Xisaabiyaha.

Dilka ayaa ka dhacay xaafadda Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Goobjoog News