U bood dhigaalka

Gaas Oo Magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka.

Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka yimaada.