U bood dhigaalka

Gaas Oo Shir Ku Casuumay Madaxda Maamul Goboleedyada

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, ahna guddoomiyaha golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada ayaa shir ku casuumay madaxda kale ee maamul goboleedyada, kaaso oo ka dhici doona magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.

Qoraal uu soo saaray Gaas ayuu ku sheegay in muhiim ay tahay in madaxdan ay kasoo qeybgalaan shirkaan oo furmi doona 20-ka bisha Maarso, waxaana shirkaan uu tilmaamay in looga hadli doono arrimo la xiriira horumarada maamul goboleedyada dalka ka jira.

Halkaan hoose ka akhriso:

 

Golaha Iskaashiga