U bood dhigaalka

Galmudug: Guddiga Farsamada oo Daabacay Liis Xildhibaanno Ah iyo Cabsi Jirta

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga farsamada ee Galmudug ayaa maanta daabacay magacyo ilaa 83 xildhibaan oo ka tirsan maamulka cusub.

Magacaabistan ayaa imaaneysa iyada oo muran badan oo ka jiro: (1). Saxiixeyaashii Galmudug oo qaar la badalay (2). Odeyaasha la xareeyey oo aan wax badan ka ogeyn liiska (3). Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo ka soo horjeeda tallaabadan kuna tilmaamay dhac lagu wado aayaha maamulka (4). Cabsi laga qabo in maamulka Farmaajo uu la soo baxay liis jeebkiisa ah.

Halkan Ka Akhriso Liiska Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Galmudug: