U bood dhigaalka

Galmudug Oo Soo Badbaadisay Nin Kenyaan Ah

Sheeko:Dalka

Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa soo badbaadiyay Muwaadin Kenyaan ah  oo muddo Sanad iyo 8 Bil lagu heystay deegaanka Xinlibi ee Mudug.

Ninkan ayaa lagu soo badbaadiyay Howlgalka ciidamada Galmudug  ay ka sameeyeen meel  160 KM Cadaado u jirta.

Ninkan ayaa ahaa Dhakhtar ka shaqeyn jiray Cadaado, waxaana afduubtay koox burcad badeed ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News