U bood dhigaalka

Galmudug Oo u Hambalyeysay Madaxweyne Madoobe

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geele Xaaf ayaa hambalyo u diray madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe.

Mudane Xaaf ayaa sidoo kale hambalyo u diray shacabka Jubbaland iyo guddiga doorashada ee maamul goboleedka.

Ugu dambeyntii waxaa uu madaxweynaha Galmudug ku taliyey in DF iyo Jubbaland ka wada shaqeeyaan sidii Loo xalin lahaa khilaafaadka jira.

Goobjoog News