Galmudug oo Xirtay Rag Cadaalad u Doontay Al-shabaab

Ciidamada ammanka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta xabsiga dhigay rag lagu soo eedeeyey in ay rabeen in Garsoor u aadaan maxkamadda Al-shabab, ka dib markii uu soo kala dhex galay muran dhanka dhulka ah.

Ragga xabsiga la dhigay ayaa kala ahaa Cumar Joowle Dhiijaaan iyo Axmed Cumareey, ciidamada ayaana gacanta ku dhigay oo xiray xili ay doonayeen in ay u anbabaxaan magaalada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud.

Waxaan jirin wax war ah oo wali ka soo baxay laamaha ammaanka oo ku aadan ragga maanta lagu xiray magaalada Dhuusameeb, waxaana mudooyinkii ugu dambeeyey soo baxayey dadka ka u dacwad doonayo Al-shabab.

Dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka ayaa marar badan warar ka soo saaray dadka u garsoorka doonta maxkamdaha Al-shabab, waxaana ay shegeen in dadkaas talaabo sharciyalaga qaadi doono

Goobjoog News

Related Articles

2 Comments

  1. Tani waxay caddeyn u tahay in Alhabaaw ay ka caddaalad roonyahay cisaabada sheegata dawladda ee maxkamadaheeda marba kii laaluush badan dhiibi karayaa uu garleeyahay oo wax caddeyn ah aan loo baahndyn. Tuugo Tuugo dhashay. Alhabaaw hakaa kheyr roonaato maxaa ka xun oo la sugayaa. Somalia waa u dhamaatay

  2. I wanted to share with you my business which is a knowledgable [url=http://www.carlobuilders.com/general-remodeling-contractor-in-phoenix.html]home building contractors in Scottsdale Az[/url] my wife and I are so glad having discovered the blog, it’s toally everything my friends from work and I have been hoping for. The information on the website is truely needed and will assist my friends and I twice a week. It shows that everyone acquired a lot of details about subjects on the site and other pages and information also show it. I’m usually not on the web most of the time but when I get a chance I am usually scouring for this sort of information or things similarly related to it. I have a couple of my cohorts that have acquired a liking in this because of what I have put together about it and they are definitely to visit this blog because it is such an awesome discovery. I am also facsinated in government issues and coping with the new changes in climate change See you soon. and if you wanted a little searching engine optimization or web design check out this web design companies use [url=https://www.gotwebsite1.com/index.html]northern Arizona seo[/url]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW