U bood dhigaalka

Garoowe: Qodobbo Si Horudhac Ah Isku Af-garteen Dowladda Federaalka Ah iyo Kuwa Xubnaha Ka Ah

Sheeko:Dalka

Wararka ay Goobjoog News ka heleyso shirka madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ugu socda Garoowe ayaa sheegaya in la isla soo qaadey, isla markaana is afgarad laga gaarey qodobo muhiim ah.

Qodobadaas waxaa ku jira:

  1. Sameynta golaha iskaashiga dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah
  2. In dib loogu noqdo xeerarka doorashooyinka iyo Petroolka ee baarlamanka horyaala
  3. La dagaalanka argagixisada
  4. Arinta Galmudug( halsano in maamulka xaaf loogu daro, Baarlamankana Cadaado la soo celiyo, si taasu loo dhmaeeyo waxaa kulan gaar ah wada leh Madaxweyne Farmaajo iyo Xaaf-ka Galmudug.
  5. Wadaxaajoodka Soomalilnad in la bilaabo.
  6. Wadashaqeynta Wasaaradaha.

Wararkan wixii ku soo kordha, kala soco halkan

Goobjoog News

Mawduucyada:Puntland