U bood dhigaalka

Garyaqaanka Guud Ee Dowladda Oo Ra’isul Wasaaraha U Sheegay In Sharciga Oo Lagu Tunto Ka Xun Yahay Musuqa

Sheeko:Dalka

Garyaqaanka guud ee qaranka ayaa sheegay in mus-maauqu yahay sharciga oo la baalmaro, fara-galin aan sharciga waafaqsanaynna  ay tahay nuuc ka mid ah mus-maasuq, kaas oo ka daran kii lala dagaalamayay, waana in mus-maasuqa lagula dagaalamaa sharciga dhexdiisa ee aan baannaanka looga bixin.

Xil ka qaadista waxaa uu sheegay magacaabista iyo Xilkaqaadista madaxda Rayidka ah iyo kuwa Ciidamadaba waa masuuliyad wadareed ka soo bilaabatosoojeedinta Wasiirka Wasaaraadda u xilsaran, ansixinta Golaha Wasiirada, iyo mararka qaar Golaha Shacabka, kunad hammaato Xeerka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka, mana jiro masuul ka tirsan Dowaldda darajo kasto ha kahayee oo kaligiis samaynkaro magacaabidda iyo xilka qaadidda Saraakiisha Dowladda.

Hadaba, Halkan ka Akhri, Qoraalka Garyaqaanka Guud.

asssss122222222222222222222222222333333333333333333333333333344444444444444444444444445555555555555555555555555555555555555555555