U bood dhigaalka

Go’aanno Muhiim Ah Oo Ka Soo Baxay Shirka Xisbiga Wadani

Sheeko:Dalka

Shirkii 2-aad ee golaha dhexe ee Xisbiga Waddani oo maalintii labaad kasocda magaalada burco kana qeyb galayaan inkabadan 350 xubnood ayaa lagu ansixiyay .

1 .Xoghayaha guud ee Xisbigaasi Khadar Xuseen Siciid.

2. Gudoomiye xigeenka koobaad Cabdirisaaq khaliif.

3. Gudoomiye xigeenka labaad Saleebaan Ducaale Xaji Jaamac.

4.Gudoomiye xigeenka sadexaad . Keyse Cali Geedi. Iyo xubno kale oo hogaanka xisbigaasi kamid noqon doon.

Waxaa sidoo kale saacadaha kooban ee shirku socday xilkii lagaga qaaday xoghayihii guud ee hore ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uur cadde.

Waxaa dhanka kale lagu ansixiyay xeer hoosaaadka Xisbiga oo wax ka badal iyo kaabis lagu sameeyay.
Goobjoog News