U bood dhigaalka

Golaha deegaanka Xudur oo guddoomiye cusub doortay

Sheeko:Dalka

Golaha deegaanka degmada Xudur ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta degmada waxaa lagu doortay guddoomiyaha degmada Xudur ee gobalka Bakool.

Cumar Abdullahi Mohamud, ayaa loo doortay duqa degmada Xudur kadib markii uu doorasho kaga adkaaday musharax  Mohamed Macalin oo helay 10.

Guddoomiyaha cusub ayaa ku guulaystay 17 cod oo kamid ah 27 cod oo ay ka kooban yihiin golaha deegaanka degmada Xudur.

Goobjoog News

Mawduucyada:Gobollada