U bood dhigaalka

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ka Hadlay Qoraalkii Aqalka Sare Kasoo Saaray Galmudug

Sheeko:Dalka

Golaha iskaashiga dowla dowlad goboleedyada ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan qoraal uu dhowaan aqalka sare kasoo saaray khilaafka ka taagan Galmudug.

Goluhu wuxuu sheegay inuu aad uga xun yahay qoraalkaasi oo ay sheegeen inuu hareer maray qodobka 3.9 ee war-murtiyeedkii uu golahan kasoo saaray khilaafka Galmudug iyo sidoo kale wadatashi la’aan.

Waxay aqalka sare oo metala dowlad goboleedyada ugu baaqeen in ay ka shaqeeyaan xal u helista waxa taagan iyo sidoo kale  matalaad dhab ah oo dowlad goboleedyada.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News

Mawduucyada:Gobollada