U bood dhigaalka

Golaha Shacabka Oo Beeniyey Warqad Lagu Sheegay Inuu Isku Casilay Jawaari

Sheeko:Baarlamaanka

Qoraal kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyey warqad saacadihii ugu dambeysay lagu sheegayey inuu isku casilay guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Waxaa qoraalkan lagu sheegay in warqaddan lagu jahwareerinayo shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana aanu waxbo ka jirin.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News