U bood dhigaalka

Golaha Shacabka Oo Guddi u Saaray Turxaan Bixinta Sharciga Doorashooyinka

Sheeko:Amniga

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta guddi KMG ah u saaray sharciga doorashooyinka qaranka oo cabasho laga keenay.

Qaar ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in sharcigan doorashooyinka qaranka ee ay xukuumadda soo gudbisay uu ka buuxo qalad, isla markaana uu khilaafsan yahay dastuurka kmg ah, loona baahan yahay in la turxaan bixiyo.

Hadaba, Halkan Ka Akhriso, Magacyada Guddiga la magacaabay: