U bood dhigaalka

Guddiga Anshaxa Doorashada Madaxweynaha JFS oo Lagu Dhawaaqay

Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta soo saaray magacyada guddiga Ilaalinta Anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo Bedqabka Geeddi socodka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddigan oo ka kooba 9 xubnood, ka akhriso halkan hoose Magacyadooda iyo waajibaadka loo igmaday:

 

guddiga anshaxa guddiga anshaxa1

Goobjoog News